Guddoomiye Yariisow oo daahfuray Mashruuc cusub oo faaiido u leh bilicda Muqdisho (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daahfuray Mashruuc lagu soo diyaarinayo daraasad iyo qiimeyn la xiriirta sidii Xal waara loogu heli lahaa arrimaha biyo fariisadka iyo bulaacadaha oo xilli roobaadka yeesha saameyn weyn. Maamulka Gobolka Benaadir oo in muddo ah ku howllanaa sidii xal waara loogu heli … Continue reading Guddoomiye Yariisow oo daahfuray Mashruuc cusub oo faaiido u leh bilicda Muqdisho (Daawo Sawirro)